Guryo ay lahaayeen Muslimiin banaan baxyo ka dhigay dalka Hindiya oo la dumiyay !

Dowladda Hindiya ayaa qaaday tallaabooyin dad badan ka careesiiyay, kaddib markii ay dumisay guryo ay lahaayeen dad muslimiin ah oo hormuud u ahaa banaan bax looga soo horjeeday aflagaado iyo xadgudub ay Nabi Maxamed (NNKH) u geesteen siyaasiyiin Hindi ah. Guddoomiyaha gobolka Uttar Pradesh, Yogi Adityanath, ayaa amray in la dumiyo guryo ay leeyihiin shaqsiyaad … Continue reading Guryo ay lahaayeen Muslimiin banaan baxyo ka dhigay dalka Hindiya oo la dumiyay !